Wasiir loo magacaabay in uu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya

Golaha wasiiradda xukuumada Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa xil ka qaadis ku sameeyay taliyihii ciidanka booliiska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar. Taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa loo magacaabay S/Guuto Sulub Axmed Firin, oo hadda ahaa wasiir kuxigeenka wasaaradda dekadaha Xukuumadda Ra’isul Wssaare Xamse Barre. Jeneraal Xijaar oo … Continue reading Wasiir loo magacaabay in uu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya